# About HIGSI NO.1: YouTube Channel Profile

Markdown version of https://vidiq.com/youtube-stats/channel/@higsino.1/about/ from vidIQ YouTube Stats. Link to that page, not to this file.

As of 2026-11-28, HIGSI NO.1 has 335,000 subscribers, 40,098,241 total views, and 1,859 videos. It ranks #229,357 by subscribers among channels tracked by vidIQ.

## Profile

- Channel: [HIGSI NO.1](https://vidiq.com/youtube-stats/channel/@higsino.1/)
- Subscribers: 335,000
- Total views: 40,098,241
- Videos: 1,859
- Estimated ad revenue (USD): $1,900
- Worldwide rank: #229,357
- Country: Switzerland (rank #228)
- Joined YouTube: 2021-01-19
- Statistics as of: 2026-11-28

## Channel description

Written by the channel:

> Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh
>
> Ku soo dhawoow channel-ka Higsi No.1. Halkan waxaad ka heli doontaa qisooyin dhab ah oo taabanaya nolosha dadka, kuwaas oo leh jacayl, murugo, qiyaano, farxad iyo casharro nololeed oo qof kasta wax ka baran karo.
>
> Qisoyinka aan soo gudbino waa kuwo xiiso leh oo mararka qaar kaa qoslinaya, mararka qaarna kaa ilmeynaya, laakiin mar walba ku siinaya fariin muhiim ah oo nolosha ku saabsan.
>
> Channel-kan waxaad ka heli doontaa:
> ✔ Qisooyin murugo leh
> ✔ Qisooyin jacayl iyo qiyaano
> ✔ Sheekooyin nolosha dhabta ah
> ✔ Qisooyin dadka ku dhaca oo cashar leh
>
> Haddii aad jeceshahay qisoyin xiiso leh Subscribe saar channel-ka Higsi No.1, like saar, share garee, kana tag comment si aad noogu dhiirrigeliso inaan idiin soo gudbino qisoyin cusub.
>
> Haddii qiso kugu dhacday oo aad rabto in lagu soo gudbiyo channel-ka, nala wadaag WhatsApp:
> 📩 00252615883904
>
> Mahadsanidiin taageeradiina. ❤️
